Wax ku Iibsigii Doolarka ee Adeegyada Zaad & E-Dahab oo La Bedelayo Shilling Somaliland DAAWO
Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Kulan balaadhan oo xarunta bankiga Dhexe ee S/Land ee magaalada hargaysa ku yeesheen Wasaaradda Maaliyada, Baanka dhexe iyo Shirkadaha waaweyne ee Ganacsiga ayaa lagu go’aamiyey in la joojiyo wax ku iibsiga lacagta Doolarka ee laga xawilo mobil-ka sida Zaad iyo E-Dahab, iyadoo la qaatay in lagu bedelo shilinka Somaliland si loo ilaaliyo qiimaha shilinka Somaliland.
arintani waxay qayb ka tahay ololaha dakhli kordhinta dalka ee Gunti isku giijiska ka dib markii colaadda ka qaraxday marinka Baabal-Mandab iyo Biyaha Badda carbeed ay saamayn ku yeelatay dakhli soo saarka wadanka.
https://www.youtube.com/watch?v=wuUe2rMfekQ&feature=youtu.be