|

Wax ka Baro Taariikhda Buurta Gacan Libaax,Godadka Madow ee ku yaala iyo aasaarta ku duugan DAAWO

Hargaysa 06.Jan 2016 (SDN/QJ):- Buurta Gacan Libaax Waa Bogcadaha Taariikhiga ah ee Ku Yaala Somaliland.
Waa Buur dalxiis,Sidoo kale hada waxaa ku yaala Mashaariic ay Hay’ada Can light ku soo celinayso Bilicdii Buurta Gacan Libaax, Waxaa kale oo Buurtan lagu xasuustaa Kaalintii ay ku lahayd Halgankii dib u xoraynta dalka.
Hadaba Halkan ka daawo Warbixin dheer oo uu buurta Gacan Libaax ka soo diyaariyey Weriye Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare).

Comments are closed