|

Wasiirul Dawle ka Tirsanaa Xukuumadii Axmed Siilaanyo oo Diiday inuu Xilka Wareejiyo Fariina Sharcina u Diray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi DAAWO

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirul dawlihii Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ee Xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo Laguna Magacaano Yuusuf Cismaan Garas ayaa diiday inuu xilkaasi wareejiyo.

Waxa uu Wasiirul dawlihii Hore ee Wasaaradda Macdanta iyo tamarta Somaliland Mudane Yuusuf Cismaan Garas Fariin u diray Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi waxaanu sheegay inuu ka rabo Madaxweyne Muuse Biixi inuu soo siiyo digreeto uu ku amrayo Cida uu Xilkaas ku wareejinayo.

Comments are closed