Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga Somaliland oo Digniin u Diray Ganacsatada Somaliland DAAWO
Hargaysa 26. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Mudane Maxamud Warsame Jaamac oo Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Sheegay in aanu Dalka ka Shaqaynayn Ganacsade aan Wasaaradiisa ka qaadan Ruqsada Ganacsi.