Wasiirul Dawlaha Duulista Hawada iyo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Wada yeeshay Dood adag oo ku Saabsan Dhaxal Wareejinta Dekeda Berbera DAAWO
Hargaysa 15.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul dawlaha Wasaarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Mudane Axmed Nuur Faahiye iyo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ah Xubin ka Tirsan Golaha Wakiiladda iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa aragti kala fog ka bixiyey Heshiiska ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la Gashay Shirkada Dubai World Port taas oo Maalgalin doonta lana Wareegi doonta Dekeda Magaalada Berbera.