Wasiiro Xukuumada ka Tirsan oo ka qayb galay Xil Wareejinta Gudoomiyaha Gobolka Gebilay Iyo Weedho Ololaysan oo Laga Jeediyay DAAWO
Gebiley 23. February 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda ayaa ka qayb galay Xaflad ay Xilka Kula Kala wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gebilay Iyo Gudoomiyihii hore ee Gobolkaas oo loo bedelay Gobolka Sool.