|

Wasiiro Raashin iyo Lacag gaadhsiiyay dadkii ku tabaaloobay roobabkii ka da’ay deegaanka Gobolka Saaxil {DAAWO}

Bula Xaar 18.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo uu Weheliyo Wasiirka Wasaarada Dibu dejinta Somaliland ayaa deegaamo ka Tirsan Gobolka Saaxil ee Khasaaruhu ka soo gaadhay roobabkii dhawaan ka da’ay Jiidaas waxay gaadhsiiyeen raashin iyo Lacag .

Wasiiradan ayaa Sheegay in Xaalada ay roobabkani Sababeen ay Khatar gelisay Nolosha dadka iyo duunyada iyagoo balanqaaday in Xukuumad ahaan ay diyaar u yihiin Wax kasta oo awoodooda ah isla markaana lagu samato bixinayo bulshada ku dhaqan Jiidaha uu Roobku waxyeelada u gaystay.

Bulaxaar SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed