|

Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda Somaliland oo Soo Kormeeray Deegaano ka Tirsan Gobolka Sool oo Qaadashada Kaadhka Codbixiyuhu ka socoto DAAWO

Laascaanood 15. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Warfaafinta Somaliland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo ay Weheliyaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caddaalada ayaa Kormeer ku saabsan qaadashada kaadhka codbixiyaha ku soo maray deegaano ka tirsan Gobolka Sool.

Comments are closed