|

Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Kormeeray Mashruuuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa DAAWO

Hargeysa,21Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiiro ay ka mid yihiin madaxtooyada, qorshaynta qaranka iyo biyaha ayaa kormeeray mashruuca biyo balaadhinta Hargeysa oo ka socda duleedka waqooyi ee magaalada Hargeysa, waxaanay bulshada Hargeysa ugu bushaareeyeen in hawl balaadhan oo biyo kordhin ahi ka socoto waqooyiga Hargeysa lana filan doono biyo ku filan Hargeysa.

Comments are closed