Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland oo Kormeer Ku Maraya Deegaano ay Buux dhaafiyeen Barakacayaashii Abaarihii Dalka Soo Maray DAAWO
Adhicadeeye 23. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirada Dib u dejinta iyo Qorshaynta Qaranka Somaliland ayaa Kormeer ku maraya Deegaano ka tirsan Gobolada bari ee Somaliland oo ay ku sugan yihiin Barakacayaal ku tabaaloobay abaarihii adkaa ee Somaliland soo maray.