|

Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda oo Kormeer Ku Maray Mashaariic Laga Maalgeliyey Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo Laga Hirgaliyey Gobolka Saaxil DAAWO

Berbera 18. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka oo ay Weheliyaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Madaxtooyadda Iyo Saraakiil ka Socday Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF ayaa Kormeer Ku Tegay Mashaariic laga Hirgaliyey Gobolka Saaxil.

Comments are closed