|

Wasiirki hore ee Wasaaradda Biyaha Baashe Cali Jaamac oo Sheegay inaanu Muddo 4 Bilood ah oo uu Xilka Wasaaradaasi Hayay inaanu Arag Madaxwayne Siilaanyo Isla Markaana Loo Diiday!!!! DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa Marki Kowaad Daboolka ka qaaday in afartii Bilood ee u danbeeyay aanay Is arag Wax Kulan ahna Yeelan Madaxweyne Axmed Siilaanyo Waxaanu Cadeeyay in loo diiday inuu arko Madaxweynaha.

Comments are closed