|

Wasiirka Xoolaha Somaliland oo Kooxo Caafimaad u Kala Diray Gobolada dalka DAAWO

Hargaysa 26. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda xannaanada xooloha Somaliland Md, Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo uu Weheliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradaasi iyo Saraakiil ka Socday Hay’ada Foa ayaa Si Wada Jir ah u Ambo bixiyey Dhakhaatiirta ka hawl galaysa Caafimaadinta Xoolihii ka soo hadhay Abaartii dalka soo martay.

Comments are closed