|

Wasiirka Waxbarashadda Somaliland oo Nidar Ku Maray in aanay Joojinayn Shuruucda ay u Dejiyeen La Dagaalka Qishka Imtixaanka Shahaadiga ah Iyo Walaac ay ka Muujiyeen Tayada ardayda Somaliland DAAWO

Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax oo Warbaahinta la Hadlay ayaa Sheegay in Wasaaradda Waxbarashadu aanay ka Laaban Doonin Shuruucda adag ee ay kula dagaalamayso Qishka Imtixaanaadka iyadoo Talaabo adag laga qaadayo Cid kasta oo ku gefta habsami u socodka imtixaanka shahaadiga ah..

Comments are closed