Wasiirka Waxbarashadda oo Shir Balaadhan la Qaatay Bah’da Waxbarashadda & Awaamiir uu Soo Saaray DAAWO
Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee JSL ayaa kulan ku saabsan sidii ardayda Somaliland kaalintooda taakulo uga qaadan lahaayeen abaaraha dalka ka jira waxa uu la yeeshay maamulayaasha Dugsiyada dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahayba.