Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Si Adag ugu Goodiyey Maamulada Jaamacadaha Iyo Iskuulada Gaarka Loo Leeyahay DAAWO
Hargaysa 28. January 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habanne & Saraakiil Sare oo ka Tirsan Wasaaraddiisa ayaa Maanta Kulan Balaadhan la qaatay Maamulada Jaamacadaha iyo Dugsiyada Gaarka loo Leeyahay oo ay Ku adkeeyeen inay Shilling Somaliland ardayda ka qaadaan.