|

Wasiirka Waxbarashada oo la Wareegtay Koonteenar agab Caafimaad ku Jiro {DAAWO}

Berbera 30.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland Marwo Zam Zam Cabdi Aadan ayaa Maanta la Wareegtay Koonteenar uu ku jiro qalab Caafimaad oo lagu soo hagaajiyay isla markaana ay soo direen Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska .

Munaasibad loo Sameeyay Wareejinta deeqdan ayaa Waxaa ka Hadlay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil, Duqa Magaalada Berbera iyo Wasiirada Waxbarashada ee Somaliland Waxaanay u Mahadceliyaan Jaaliyada Somaliland ee ku nool Magaalada Bristol ee Cariga Uk oo Sheegeen inay Wax Weyn ka Tari doonto agabkan Caafimaad baahida dhinaca caafimaadka ee dalka taala.

Berbera SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed