Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland & Dhakhaatiir Wehelisa Oo Daawayn u Fidiyey Dadka Ay Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobolada Bariga Somaliland DAAWO
Hargaysa 17. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo ay Weheliyaan Xubno Dhakhaatiir ah ayaa Hawl galo Caafimaad iyo Taakulaba waxay Gaadhsiiyeen Dadka ay Saamaysay Xaaladan abaareed ee dalka ka Taagan.