|

Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga oo ka hadlayA Doonyo lagu haystay Jabuuti oo la soo daayay(DHEGEYSO)

Hargaysa 16.March (SDN) Wasiirka Wasarada Kaluumeysiga Iyo Khayraadka Badda Ee Somaliland Md. Cabdilaahi Jaamac Cisman Geeljire ayaa Maanta Cadeeyay in Dawlada Jabuuti aya Sii Deysay Saddex Doonyod oo ka mid ahaa Shan Doonyod oo Ciidamada Xeebaha ee   Dalkaasi ay gacanta ku hayeen.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/W.KALUUMAYSI.mp3″]

Comments are closed