|

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Mar Kale Sidii Caaddada u ahayd Weeraray Xisbiga Waddani iyo Hogaankiisa DAAWO

Hargaysa 14. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa muujiyey sida uu xisbiga KULMIYE ugu guulaystay qancinta iyo soo jiidashada shacabka ku dhaqan deegaannada Somaliland, isla  markaana xisbiga iyo xukuumaddiisu heegan ugu jiraan inay ku tallaabsadaan waxqabad muuqda oo suurtogelin kara inay bulshadu mar labaad xisbiga soo doorato.

Comments are closed