Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Magaalada Jabuuti Kulan kula qaatay Wasiirka Diinta iyo Dhaqanka ee Jabuuti ka Daawo Qurbejoog.com
Jabuti 25.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland oo ku Sugan Wadanka Jabuuti ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Diinta,Awqaafta iyo Dhaqanka ee Jamhuuriyada Jabuuti.
Wasiirka oo uu Weheliyo Afhayeenka Madaxtooytada Somaliland ayaa ka Wada Hadlay Arrimaha ay labada Wasaaradood iska kaashan karaan.
Jabuuti SDN.
Qurbejoog.com