|

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay Warqad uu Madaxweyne Siilaanyo u Gudbiyay Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 06.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa ka hadlay Nuxurka Warqad Madaxweyne Siilaanyo u diray Golaha Wakiiladda

Comments are closed