Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Abaal Marino Gudoonsiiyey 15 Ka Mid ah Hawl wadeenada Wasaaradiisa DAAWO
Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi Galinta, Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani, ayaa abaal Marino Gudoonsiiyay Qaar kamida Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta.
Munaasibada Shaahadooyinka Lagu Guddoonsiinaayay Shaqaalaha oo Lagu Qabtay Xarunta Wasaarada Waxa ka qayab galay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Marwo Shukri Xariir Ismaaciil, Iyo Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Warfaafinta Axmed Maxamed Aadan.
Ugu Horayntiina waxa halkaasi Ka Hadlay Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani, oo u mahadnaqay warbaahinta Somaliland eek a qayab qaatay Gurmadka abaaraha ka jira Dalka gaar ahaana Shaqaalihii abaaraha ee Wasaaradda Warfaafint.