Wasiirka Warfaafinta oo Sharaxay in Dimuquraadiyadi ka Jirto Xisbiga Kulmiye,Jawaabna ka Bixiyey Dhaliilo uu Samaale u Jeediyey Madaxweynaha DAAWO
Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Shir Saxaafadeed ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay Hannaanka Dimuquraadiyadeed ee Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee Lagu soo Gabo gabeeyay Caasimada Hargaysa.