Wasiirka Warfaafinta oo Ka Hadlay Dagaal Beeleed Khasaarihii ugu Badnaa Sababay oo Konfurta Gobolka Sool ka dhacay,Iyo Qadiyadda Wargayska Xidhan ee Haatuf oo uu Sharaxay DAAWO
Hargaysa 11. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Ka hadlay Dagaal Beeleed dib uga Soo Cusboonaaday Deegaanka Koonfurta Gobolka Sool oo u dhexeeya Laba beelood oo Walaalo ah Isla Markaana Heerka dhimashadu gaadhayo Tan iyo Markii uu Bilaabmay ilaa haatan 80 Qof iyo Tiro kale oo dhaawac ah.