|

Wasiirka Warfaafinta Mr Caddaani Oo Magaaladda Laascaanood Kulan kula Qaatay Bah’da Warbaahinta & Nuxurka Balanqaadkiisa DAAWO

Laascaanood 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Magaalada Laascaanood Kulan Kula Yeeshay Bah’da Warbaahinta Somaliland.
Gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa Wasiirka Warbixin ka siiyay Qaabka ay Warbaahinta Gobolkaasi ula Shaqayso Maamulka uu Hogaamiyo.
Dhanka Kale Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Sheegay inay diyaar u yihiin Sidii loo Tayayn lahaa Suxufiyiinta ka Hawlgala Gobolka Sool .

Comments are closed