|

Wasiirka Waran Cade Soomaliya Waxay Haayadaha Maalgaliya Diiwangalinta Somaliland Uga Digtay Inay Maalgaliyan Diiwangalinta Madaniga ah

waran cade

Hargeisa 6/9/2014 (SDN/QJ)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Ka Hadlay Halka Ay  Marayso Arinta Diiwaan Galinta Madaniga Ah Oo  Maalmiii Ugu Danbeyey Ay Xisbiyada Mucaridku Aad U Hadalhayen  Wasirka Ayaa Shir Jaraa Id Oo Uu Ku Qabtay Xafiskisa Magalada Hargeisa Waxa Uu Sheegay In Dhawan Si Rasmiya Loo Bilaabi Doono Sidoo  Kale Waxa Uu Wasirku Ka Jawabay  Arain Ay  Qar Kamida Belaha Somaliland Kaga Cabanayen In Sanaaduqda Diiwangalinta Madiga  Wasaradu  Si Cadalad  Dara Ugu Qaybisay Gobalada Iyo Degmooynka Somaliland Isagoo Wasirku Sheegay  Inanay  Tasi Waxba Ka Jirin Oo Ay Si Cadaalaada Ugu Qaybinayan Guud Ahan Gobalada Iyo Degmonka Somaliland Waxa Kale Oo Uu Wasirku  Dhaliilay Xisbiyada Mucaridka Ah Oo Ku Dhaliilay Arinta Diiwangalinta Madaniga Ah Oo Adunku  Wado Diiwan Galin Ay Dawlada Somaliya Ay Somaliland  Doonayso Inay  Kala Baxan Labada Diiwangalinod Iasgoo Wasiirku Balan Ku Qaaday Inuu  Intanay Gaadhin Doorashooyinka Uu Dhamaystiridoono Diiwangalintasi Balse Waxa Uu Wasirku Iska Fogeeyey In Hadii  Ay Diiwan Galintaasi Ka Soo Bixiwaydo Dhanka Komishanka Doorashooyinka  Aanu Isagu Ku Shaqo Lahayn

Hargeisa SDN/Qj

Maxamed aadan@Qurbejog.com

concat@somalidiasporanews,com

 

 

 

Comments are closed