|

Wasiirka Qorsheynta Somaliland Oo Ka Hadlay Inuu Iska Casilayo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 25. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Qorshaynta qaranka Somaliland Qabyatire ayaa beeniyay inuu iska casilayo xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Islamarkaanna wuxuu sheegay in warkaa beenta ah ay faafiyeen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

Wasiirku wuxuu sidaa ku sheegay waraysi uu siiyay telefishinka Eryal Tv ee Magaaladda Hargeysa.

Comments are closed