Wasiirka Qorshaynta Somaliland oo Laba Iyo Toban Curyaan Gudoonsiiyey Baaskiilado Loogu Deeqay DAAWO
Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Maxamed Ibraahin Aadan Qabyo Tire ayaa ka qayb galay Munaasibad lagu Gudoonsiinayay 12 Xubnood oo ka Mid ah Naafada Somaliland oo loogu Deeqay Gaadiidka Baaskiiladaha ee naafadu ku socoto.