|

Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo Dhagax dhig u Sameeyay Shaybaadhkii ugu Horeeyay ee Lagu Hubinayo Tayada Biyaha Hargaysa DAAWO

Hargaysa 05.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland iyo Mas’uuliyiin kale ayaa dhagax dhigay Xarunta Shaybaadhka Tayada Biyaha ee Caasimada Hargaysa.

Comments are closed