|

Wasiirka Madaxtooyada oo Safar Kadis ah ku tagay Magaalada Burco iyo Nuxurka Kulan uu la Yeeshay Hogaanka Dhaqanka Gobolkaas DAAWO

Burco 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Magaalada Burco Kulan balaadhan kula qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Togdheer.

Wasiirka Madaxtooyada oo uu Weheliyo Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Maaliyada Mudane Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa Waxaa kale oo Kulankaas kala qayb galay Maamulka Heer Gobol iyo Mid Degmo ee Gobolka Togdheer iyo Ka Degmada Burco.

Comments are closed