Wasiirka Madaxtooyada oo Mar Kale Sheegay inay Ogol Yihiin Xukuumad ahaan Qabsoomida Shirka Gobolka Saaxil DAAWO
Hargaysa 06.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi oo dhawaan Sheegay inay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo diiday Shirka Beesha Gobolka Saaxil ku qabsanayso ayaa Mar kale Sheegay in Xukuumadoodu ogoshahay Qabsoomida Shirkaas.