Wasiirka Madaxtooyada oo Ka Jawaabay in Isaga iyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu Khilaaf soo gala dhex galay DAAWO
Hargaysa 03.April 2015 (SDN/QJ)- Xubno ka mid ah Dawlada somaliland oo ay ka mid yihiin Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha wakiilada Md Baashe Maxamed Faarax iyo wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi cali xaaji xasan oo qayb ka ahaa weftigii S.Land uga qayb galay munaasabadii Golaha deegaanka ee Magaalada Cardiff, Uk ku aqoonsadeen madaxbanaanida Somaliland ayaa dalka dib ugu soo laabtay, waxana ay ka warameen socdaalkoodii.
Wasiirka Madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka jawaabay in isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo uu Khilaaf soo gala dhex galay.