Wasiirka Madaxtooyada Ayaa Maanta Ka Qayb Galay Dhismaha Wadada Jaamacada Hargeisa Oo Qalab Casriya Lagu Dhisayo
Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa saaka ka qaybgalay dhismaha WADADA Jaamacada Hargeysa oo la bilaabay ka dib balanqaadkii Madaxweynaha ee ahaa in jaamacada Hargeysi yeelato Wado laamiya, Wasiirka oo balanqaadkaasi ka dhabeeyey ayaa waxa uu goobjoog ka ahaa bilowga dhismahan oo noqday mid casriya oo ay shirkad cusubi ku guulaysatay taasi oo ah qaab casriga oo ka duwan laamiyadii hore kana qiimo jaban oo 50% qiimayaashii hore ka hoosaysa qabkani aya ku cusub magaalada hargeisa iyadoo maalmahan ugu danbaysay ay dawlada hoose ku dhisaysay qaar ka mida wadooyinka magaalada hargeisa
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com