|

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland oo ay Soo Gole Joojiyeen Golaha Wakiiladdu Iyo Eedaymo Loo Haysto

Hargaysa 03. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa Maanta Hor tagay Gudidda Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda iyadoo wax laga Weydiiyey eedo ay u soo Jeediyeen Qaar ka Mid ah Shirkadaha Adeega Korontada.

Comments are closed