|

Wasiirka Maaliyadda oo Komiishanka Doorashooyinka Somaliland Ku Wareejisay 2-dii Milyan ee u danbeeyay ee Lacagta Qabsoomida Doorashadda DAAWO

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Marwo SamSam Cabdi Aadan ayaa Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Ku Wareejisay Labadii Milyan ee u danbeeyay ee Lacagta Doorashadda ee Xukuumaddu balan qaaday.

Comments are closed