|

Wasiirka Khayraadka Biyaha oo Deeq Biyo ah Gaadhsiiyey Deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag DAAWO

Ceerigaabo 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Boos oo Weli Hawlo Shaqo u Jooga Gobolka Sanaag ayaa Kormeer Ku Tagay deegaanada Jiidali,Qaraar,Biyo Guduud iyo dhoob oo dhamaantoodba Si diiran loogu soo dhaweeyay.

Comments are closed