|

Wasiirka Kalluumaysiga oo ka hadlay duruufaha deriska la ah Kalluumaysatada iyo doorka waxqabad ee wasaaradiisa {DHAGAYSO}

Hargaysa 01.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda kaluumaysiga Md Cali jaamac Faarax Ayaa Sheegay in Xukuumad iyo Shacaba baahi weyn loo qabo sidii looga faa’iidaysan lahaa Khayraadka Ceegaaga Badaheena ee Kalluunku ka mid yahay kaas oo qayb wayn ka qaadanaysa sida uu Xusay Kobcinta Dhaqaalaha iyo Caafimaadka Bulshadaba.

Wasiirka KalluumaysigaWasiirkani waxa uu Cadeeyay in Siyaasada ay ku hawl galayaan ay aasaas u Noqonayso sidii Hawl wadeenadii aqoonta durugsan u lahaa arrimaha Kalluunka ay dib uga hawl galin doonaan Wasaaradan waxaanu hadalkan ka jeediyay Munaasibad uu Golaha Wakiiladu maanta ku ansixinayay.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirKalumaysi1s.mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed