|

Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Hadalo Cannaan ah u Jeediyey Bulshada Magaaladda Ceerigaabo iyo Guud ahaan Gobolka Sanaag DAAWO

Ceerigaabo 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Mareexaan oo ay Weheliyaan Gudidda Heerka Qaran ee Dhismaha Waddada Ceerigaabo Iyo Burco,Iyo Madaxda Sare ee Hay’adda Horumarinta Waddooyinka ayaa Kulan adag kula Yeeshay Xarunta Maamulka Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo Qaybaha Kala duwan ee Bulshadda.

Kulankaas ayaa Ujeedadiisu waxay salka ku haysay Sidii dadweynaha Gobolkaas loogu adkayn lahaa Bixinta Qaadhaanka Dhismaha Waddada Ceerigaabo.

Comments are closed