|

Wasiirka Hawlaha Guud iyo ku Xigeenka Ganacsiga oo tilmaamay faa’iidada Maalgashiga {DHAGAYSO}

Hargaysa 07.July (SDN) Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Mudane Bashiir Cabdi Xariir iyo Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Mudane C.risaaq Khaliif Axmed ayaa Tilmaamay faa’iidada ay dalka u leedahay in Ganacsatada u dhalatay ay Maalgashadaan Taas oo Horseedaysa ayay Yidhaahdeen Horumar dhinacyo badan leh oo dalku ku talaabsado .

Labadan Wasiir ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad loo sameeyay Xadhig ka Jarista dhismaha Cusub oo ay  magaalada Hargaysa  ka hirgelisay shirkadda ganacsiga ee INDHO-DEERO-Group.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Bashiiriyo.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed