|

Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo Laga eegayay Go’aan uu Ka Qaato Sicir Bararka oo Hab Nugayl Ka Dhan ah Awaamiirta Dawlada u Baryay Ganacsatada DAAWO

Hargaysa 08. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga ah Mudane Shucayb Maxamed ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Saraakiil Ka Socotay Shirkad Laga Leeyahay Dalka Shiinaha oo ka Shaqaysa Dhismaha Dekedaha iyo Waddooyinka.

Comments are closed