Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Lagu Wareejiyey Nuqulo door ah oo ah Buuga Xeeladaha Dagaalka oo Ciidamadda Somaliland loogu talo galay DAAWO
Hargeysa 27. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa lagu wareejiyey Buuga Xeeladaha dagaalka oo uu qoray Mid ka mid ah qorayaasha Somaliland isla markaana uu ugu talo galay inay ka faa’iidaystaan Askarta iyo Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland.