|

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo ka Hadlay Derajo Bixinta Ciidamada {DHAGAYSO}

Hargaysa 06.Aug (SDN) Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Maanta Tafaasiil ka Bixiyay qaabka loo dhamaystirayo Derajada Ciidamada kala duwan ee Wadanka.

Sida uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Digreeto ku dhaqan Geliyay waxaa la faray Dhamaanba Taliyayaasha Ciidamadu inay Maalinta Ciida bixiyaan Derajooyinkii lagu Jaangooyay Ciidamada,Kuwas oo ay bar bar taalo in Gunooyinkoodana ay soo raaciyaan.

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CADAMIGII(2).mp3″]

 

Hargaysa SDN.

Qurbejoog,com

Comments are closed