|

Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland oo si kooban uga hadlay Dil ka dhacay Degmada Xariirad iyo Go’aamo laga Gaadhay {DHAGAYSO}

Wasiirka gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami oo hogaaminayay Wefti ka Tirsan Golaha Wasiirada oo Degmada Xariirad ee Gobolka Salal u tagay Xalinta Khilaaf gacan ka hadal Sababay oo dhex maray laba beelood oo deegaankaasi wada dega .

Wasiirka ayaa maanta hadal kooban oo uu Warbaahinta ku siiyay magaalada Boorama oo ay dib ugu soo laabteen waxa uu Sheegay in toban maalmood oo keliya loo qabtay inay ku soo qabtaan nin gaystay dil ka dhacay deegaankaasi isagoo Geesta kalena iftiimiyay Xaaladda magaalada xariirad ayaa degan oo aanay xiligan ka jirin wax dareen ah iyadoo wax walia ay caadi u socdaan.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Cadami3.mp3″]

Comments are closed