|

“Hawada Soomaaliya waxa xukunta inta lagu heshiinayo ICAO Muqdishana lagama xukumo Hargeysana lagama xukumo” Wasiirka Duulista Somaliland DAAWO

Hargaysa 10. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland, ayaa si daciifnimo ah oo aanay ka muuqanin karti iyo aqoon dheeraad ah aga hadlin dedaalada ay Xukuumadda Somaliya ku dooneyso in ay kula wareegto hawada Somaliland iyo Somaliya isaga oo sida oo kale na si cadho leh uga jawaabay su’aal laga weydiiyey in shirkad laga lee yahay dalka Turkigu ay la wareegayso Madaarka magaalada Hargeysa.

Comments are closed