|

Wasiirka Diinta & Awqaafta Somaliland oo ka hadlay Dhaqaalaha Gudida abaaraha soo gaadhay Kuna baaqay Roob doon DAAWO.

Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil C.laahi Axmed oo ka mid ah Gudidda heerka qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa Shaaciyey in Maalinta Salaasadda ee soo socota laga oogi doono guud ahaan dalka salaad roob doon ah.

Wasiirka Diinta iyo Awqaaftu waxaa kale oo uu ka warbixiyay dhaqaalaha soo gaadhay Gudida gurmadka abaaraha ee uu xubinta ka yahay.

Comments are closed