Wasiirka Dhaqanka Iyo Arday Wehelisa oo Booqday Deegaanka Aasaarta Qadiimiga ah ee Laasgeel DAAWO
Laasgeel 05. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Mudane Khadar X. Yuusuf oo ay Weheliyaan arday ka tirsan Jaamacada Badar ayaa Socdaal ku Tegay Deegaanka ay ku yaalaan aasaarta qadiimiga ah ee Laasgeel.