Somaliland: Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ku dhawaaqay magacyada xulka kubadda Cagta ee Qaranka, akhri magacyada ciyaaryahanada
Hargeysa 10, March 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka Somaliland Mr. Cabdi Siciid Faahiye, ayaa markii u horeysay shaaciyay magacyada xulka kubadda Cagta ee qaranka.
Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, wasiirku waxa uu magacaabay 26 ciyaaryahan oo uu ku magacaabay liiska xulka qaranka, wuxuuna warsaxaafadeedkaas oo dhamaystirani u dhignaa sidan; “Kadib ciyaarihii gobolada JSLee ku qabsoomay magaalada burco dabayaaqadii 2011 oo ahaa mid guul weyni uga soo hoyatay qaranka Somaliland ayaa midhihii ka soo baxay waxaa ka mid ahaa in laga kooxihii xulka qaranka sida kubadda cagta, kubadda koleyga iyo ciyaaraha fudud.
Haddaba iyadoo aanu u xilsaarnay khubaro aqoon khibrd iyo waayo aragnimo u leh xulista qybaha kala duwan ayaa waxa loo xulay kooxda kubadda cagta ee qarankaJSLCiyaartoyga qoraalkan ku lifaaqan.
Liiska Xulka Kubada Cagta ee Jamhuuriyada Somaliland
no | Magaca oo sadexan | naanays | Gobolka | Booska uu ka ciyaaro |
1 | c/riyaad bashiir cabdi | m/jeex | Weerar afka hore | |
2 | c/fataax cismaan xuseen | Shanbidhiidho | //////// | Difaac hore |
3 | Maxamuud cabdi xasan | goofindhe | /////// | Weerar baal bidix |
4 | Shar make fuaad cali | Xamari | //// | Weerar baal midig |
5 | c/kariin maxamed xirsi | Guji | /// /// | dhex |
6 | c/risaaq maxamed jaamac | Carab | /////// | Gool haye |
7 | Haybe good hure | G/hawd | Weerar baal bidix | |
8 | Cawil maxamed cilmi | G/hawd | weerar | |
9 | Xamse axmed c/laahi | febregas | G/hawd | dhex |
10 | c/qani saleebaan caynaan | Yuuyo | G/hawd | Gool haye |
11 | Liibaan maxamed axmed | Sisco | G/awdal | weerar |
12 | Muxiyadiin ducaale diiriye | muxiyo | // ///// | Dhex |
13 | c/samed ibraahin miigane | Ina saqadhi | // // | Difaac |
14 | Ibraahin siciid daahir | /// /// | difaac | |
15 | c/raxmaan maxamed maxamuud | Xaduur | G/saaxil | difaac |
16 | Jaamac c/laahi cawad | Maro yare | G/saaxil | Dhexda |
17 | Farxaan maxamed axmed | G/togdheer | dhex | |
18 | c/risaaqa xasan jaamac | Gadhle | // // | difaac |
19 | c/salaan faarax jaamac | dhiidhiyo | G/sool | dhex |
20 | Axmed cabdi cismaan | dhabahaye | // /// | weerar |
21 | Ibraahin c/raxmaan saalax | Messi | G/sanaag | weerar |
22 | Maxamed axmed xaashi | Culay | /// // | Gool haye |
23 | c/raxmaan jaamac muuse | Dhay lo aad | G/gabilay | difaac |
24 | Cumer cali cismaan | Jirfac | // /// | dhex |
25 | Sakariye cali cige | Diiko | // /// | dhex |
26 | Mahdi cabdi qaadir | /// ///// | Weerar |
Qurbejoog.com, Hargeysa
Editor@somalidiasporanews.com