|

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta oo Balanqaaday inay Tayayn doonaan Af Soomaaliga Lagaga Hadlo Warbaahinta Dawladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka  Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa balanqaaday inuu Caddaalad iyo  Sinaan ku dhaqi doono Shaqaale weynaha wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Waxaa kale oo Wasiir Guri barwaaqo uu balanqaaday in Wasaaaradu noqon doonto mid dhista afka iyo Luuqada afka soomaliga.

Comments are closed