|

Wasiirka Cusub ee Khayraadka Biyaha Somaliland oo Kormeer Ku Maraya Deegaano ka Tirsan Gobolka Sool & Xaaladaha uu La Kulmay DAAWO

Laascaanood 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Boos ayaa Kormeer Ku Tegay Ceelasha Biyaha ee ay ka Cabaan bulshada ku dhaqan Degmada Adhicadeeye iyo Sidoo Kale Riig Biyo Macaan soo Saaray .

Comments are closed